Raaxada guurka
Feb. 12 | Jillaaga sameeya aflaanta dadka qaangaarka/ Filimada Galmoodka ah, ayaa gool hayaha naadiga Juventus iyo xulka dalka Talyaaniga ugu baaqey in uu ku soo biiro shaqada ay iyagu qabtaan, ka dib markii Gianluigi Buffon ay xaaskiisa ku ammaantey dhinaca howsha...
Feb. 10 | Haweenka qaarkood ayaa si weyn uga sheegta in uu shiir (Ur) uu ka soo baxo xubintooda taranka taasi oo ku reebtay wel wel , lagana yaabo in dhibaatooyin qoys ay ku reebto .
Hadaba Maxaa Keena Shiirkaas , Dawo Ma Leeyahay , Goormuu Inta Badan Yimaadaa...
Feb. 8 | Company laga leeyahay wada Mareekanka ayaa markii ugu horeysay waxa uu ku guuleystay in xal uu u helo ragga la sheego in ay ka hor biya baxaan dumarka taa oo ugu danbeyntii khilaaf uu ku dhamaado ciyaartii ka socotay sariirta daqiiqado ka hor.
Rooseetadaan...
Feb. 4 | Qoraal aan la yaabay oo ay soo saareen koox baarayaal ah ayaa lagu sheegay in Galmada ay kaba bilaabato Salaanta ayadoona salaanta la sheegay in ay tahay mariinka ugu horeeye ee sababa in goobta ay soo xaadirto dareen waana mida ku kaliftay kooxdaaan...
Feb. 2 | Inta badan dadka marka ay is weydiiyaan arintaasi waxaa durba kugu soo dhaceyso wacyiga dhabta ah ee ka jira sariirta ayadoona la rumeysanyahay in ragga ay hor biya baxaan sida qaarkiina ay rumeysanyihiin balse waxaan idiin hayaa arin ka gadisan sida...
Feb. 2 | warning : waxaa aqrisan karo warbixintaan kaliya qofka ka weyn 18-sano
Qoraal aan ka helay bogg lagu qoro arimaha bulshada ayaa ahaa mid aad iisoo jiitay kaa oo cinwaan looga dhigay Odayaasha oo loo helay xal ay kaga maarmaan Dumarka marka ay gaaraan...
Jan. 31 | Daraasad lagu sameeyay haweenka aanan la gudin ayaa lagu ogaaday in ay ka cimri dheeryihiin kuwa kale ee la guday waliba loo guday nuuca Soomaalida ay u taqaano Fircooniga ayadoona taa lagu tijaabiyay haween badan oo ku nool dalalka Africa, Asia iyo waliba...
Jan. 31 | Waxa ay u eegtahay in wadanka England ay xaraarada raaxada sariirtu aad u badan tahay. Taas oo keenta dhaawacyo kala duwan oo ka soo gaadha lamaanaha hawsha u gaarka ah ku guda jira. Hadba arintan ayaa waxa baadhitaan ka soo sameeyay Phonepiggybank.com...
Jan. 31 | Aalamiitada ama oradka inta badan dadka ay sameeyeen aroortii ayaa la ogaaday in uu faa’ido badan u leeyahay guud ahaan aadmiga ayadoona sidoo kale si gaar uu u faa’ido yahay haweenka duqa ah oo aanan jecleen ama aanan heli karin maalin walba...
Jan. 31 | Aalamiitada ama oradka inta badan dadka ay sameeyeen aroortii ayaa la ogaaday in uu faa’ido badan u leeyahay guud ahaan aadmiga ayadoona sidoo kale si gaar uu u faa’ido yahay haweenka duqa ah oo aanan jecleen ama aanan heli karin maalin walba...
Jan. 27 | Haweeneey u dhalatay dalka masar ayaa maxkad halkaasi ku taala waxa ay ka dacweysay xaaskeed oo mudo 15-sano ka hor ay isguursadeen ayadoona eedeemo badan ninkeeda usoo jeedisay.
Dareenkiisa ma arin in kabada 15-sano ” waa ereyo laga maqlay Cadifa...
Jan. 27 | Dadka Soomaaliyeed waa kuwo dhaqan soo jireen ah leh kana xishooda waxyaabaha qaarkood ineey weeydiiyaan Culumada waa weeyn ee dhanka Diinta aqoonta u leh.Mararka qaar waxaa dhacda in shaqsi Soomaaliyeed isaga oo ay dhibaato heeysato hadane aanan u bandhigi...
Jan. 27 | Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad 1-milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal...
Jan. 27 | Xubin sare oo ka tirsan golaha shacabka baarlamaanka Masar ayaa meel fagaara ah waxa uu ku furay xaaskiisa ka gadaal markii ay u qososhay nin xiligaas ay ka iibsaneyeen raashiin.
Muqtada oo ayaa ka hor inta uusan furin xaaskiisa waxa daqiiqado kooban...
Jan. 25 | Baarayaal Ingiriis ah ayaa ka digay in haweenka ay isticmaalaan mandiilka loo adeegsado dhanka kilkilaha ama toqfolaha kaa oo la sheegay in ay la socdaan walxa wax u dhima Naasaha oo haweenka u gaar inkastoo aad ay u isticmaalaan haweenka aduunka ku dhaqan.
Digniintaan...
Jan. 25 | Haweenka oo ah halka uu ka nuurayo aqalka ayaa ah kuwa noloshooda dhan ay ku jirto waqtiyo kooban, waxaan ula jeedaa waa xili ay dhaleyso ama waali aysan tukan karin ama waa xili ay la daalaa dhaceyso korinta iyo naas siinta caruurteeda.
Ragga oo iyana...
Jan. 23 | Galmada nuuc walba ay ahaato ayaa waxa ay leedahay faa’idooyin iyo waliba dhibaatooyin u gaar ah ayadoona gaar ahaan qoraalkaan aan kusoo qaadan doono xiriirka u dhaxeeya dhabar xanuunka ku dhaca raga iyo galmada.
Dhabar xanuunka ayaa ah xanuun...
Jan. 23 | Galmada nuuc walba ay ahaato ayaa waxa ay leedahay faa’idooyin iyo waliba dhibaatooyin u gaar ah ayadoona gaar ahaan qoraalkaan aan kusoo qaadan doono xiriirka u dhaxeeya dhabar xanuunka ku dhaca raga iyo galmada.
Dhabar xanuunka ayaa ah xanuun...
Jan. 23 |
Cilmi baaris lagu sameeyay haween fara badan oo aduunka ku nool ayaa waxaa lagu ogaaday in haweenka ay aad u jecelyihiin Nac-naca qoriga oo ah inta badan wax ay aad u isticmaalaan walow sababta rasmiga ah ee ka danbeysa arintaasi...
Jan. 23 |
Cilmi baaris lagu sameeyay haween fara badan oo aduunka ku nool ayaa waxaa lagu ogaaday in haweenka ay aad u jecelyihiin Nac-naca qoriga oo ah inta badan wax ay aad u isticmaalaan walow sababta rasmiga ah ee ka danbeysa arintaasi...
Jan. 21 | Galmada oo ah caado u gaar ah noolaha oo dhan marka laga reebo inta uu Eebe ka raabay ayaa ah wax ay ka wada simanyihin dhamaan noolahaasi ayadoona aysan kala laheyn weyn iyo yarba, Aadmiga ayaa ka mid ah halka ugu saameynta iyo wax sheega badan ayadoona...
Jan. 21 | Cayaarta Sariirta waa arin fiican marka aad rabtid in aad waqtiga isku dhaafisid, caruur ku dhalato oo xidhiidhka lamaanahuna ku sii xoogaysto. Sidaa darteed waxa jira sababa badan oo lamaanuhu isugu baahan yihiin in ay isla baashaalaan.
Galmadu aad...
Jan. 21 | Madaxweynaha dalka Faransiika Nicolas Sarkozy ayaa lagu qiyaasaa in uu yahay madaxweynaha aduunka ugu jecelka badan jila ayadoo ka dib markii loo doortay xilkaasi ka dib uu guursaday gabadha dhanka Steylka ugu wanaagsan dalkaasi ayadoona ka hor ay jireen...
Jan. 19 | Bunka waa xabuub ama miro dhulka kasoo baxa waxa uuna leeyahay dareen iyo dhadhan gaar ah oo qofkii cunaa ama cabaa uu dareemi karo, daraasadaan ayaa lagu ogaaday in raga cuna bunka isagoo sidiisa isugu dhagan ay ka dareen iyo kacsi badanyihiin raga kale...
Jan. 19 | Umada Soomaalida waa bulshada labaad marka loo eego dhanka cunista Qaadka ayadoona kaliya ay ka horeyso ama kaalinta koobaad ay ka gashay cunista Khaadka wadanka Yeman oo qudaar ahaan xitaa ay u cunaan xoolaha ku nool dalkaasi
Khaadka ayaa la sheegayaa...
Jan. 19 | Dhacdooyinka aduunka ayaa ah mid maalin walba wax laga barto, barmaanijak Aqoonta galmada oo inta badan aad ka dheehataan boga badweyn.com ayaa ah mid lagu lafa-gura hadba waxa akhristayaasheetada ay u baahanyihiin waxaana maanta doorka ku saareenaa xanuunka...
Jan. 19 | Dhacdooyinka aduunka ayaa ah mid maalin walba wax laga barto, barmaanijak Aqoonta galmada oo inta badan aad ka dheehataan boga badweyn.com ayaa ah mid lagu lafa-gura hadba waxa akhristayaasheetada ay u baahanyihiin waxaana maanta doorka ku saareenaa xanuunka...
Jan. 17 | Dhamaan waxa kasoo baxa badda ayaa ah daawo taa oo ay dunida hormartay ka faa’ideysto, nin u dhashay wadan China oo haatan ku sugan dhulka Soomaaliya ayaa ku daweeyay rag badan oo in muda ah aanan kacsan Hilibka Kaluunka iyo Qubada isagoona wax...
Jan. 17 | Daraasad la sameeyay ayaa sheegeysa in ragga nuuca ilka badanka loo yaqaan ama Lakabka leh ay wayaan 90% ruux ay la wadaagaan nolosha taa oo logu macneeyay xasrada xooga leh ilkihiisa saaran, waxaana sidoo kale daraasada lagu ogaaday in haweenka inta...
Jan. 15 | Waxa uusan shaki ku jirin in Ibta labada naas iyo mantiqada ku hareersan ee midibkoodu yahay (Pink Iyo Brown-ka) in ay yihiin goobaha ugu dareenka badan naasaha ,balse waxaa qalad ah in goobahas la kiciyo ka hor inta aan la soo bisleyn jirka intiisa kale...
Jan. 15 | Inkastoo caado ay tahay in la is arooso hadana waxaa jira nidaam iyo garaad lagu dhaqmo xiliyada qaar taa oo labada dhinac ee isdoonaya ay ku go’aan qaataan ka hor arooska.
Haweenka ugubka ama guurka uu ku cusubyahay ayaa la sheegaa in ay naxdin...
Jan. 13 | Dareenka isku taga ayaa ah mid ku yimaado siyaabo kala gadisan ayadoona labada dhinac ee wax uu ka dhaxeeyo ay yihin kuwa ku kala gadisan hadba midka kale sida uu wax u rabo waxaana ka mid ah in dareenka lagu raadiyo sida ugu haboon ee lagu xalin karo...
Jan. 13 |
Kusoo Biir Facebook Badweyn oo ah Facebook/Badweyncom
Waxaa muhiim ah in labada lamaane niyad ahaan iyo jir ahaan degan yihiin oo uusan jirin wax daal ah taasi waxa ay keeneysa in si macaan loogu raaxeysto baashaalka iyo galmada.
Jirka oo daalan lama...
Jan. 13 |
Daraasad cusub oo laga soo saaray dalka Mareykanka ayaa lagu sheegay in ninka oo ka caawiya Xaaskiisa shaqada Guriga ay keento jacayl badan oo Reerkaa u soo kordha iyo gabadha oo ninkeeda aad ugu kalsoonaata, Daraasadan oo ay sameeyeen Culimo ka tirsan...
Jan. 13 |
Kusoo Biir Facebook Badweyn oo ah Facebook/Badweyncom
Daraasad laga sameeyay Collage lagu barto cilmiga Falsafada oo ku yaala dalka Mareekanka ayaa waxaa lagu ogaaday in cabaadka iyo qeylada xiliga ciyaarta ay ka socoto sariirta ay u badanyihin...
Jan. 13 |
Kusoo Biir Facebook Badweyn oo ah Facebook/Badweyncom
Guurka waa xeelada ugu wanagsan ee looga badbaado dhibaatooyin badan oo ruux shaqsi ahaantiisa ku dhaca waxa ayna diinteena na amartay in la guursado taa oo aysan wax eed ah ka imaanin hadana waxaan...
Jan. 11 | waa wehel xumo in xiliyada qaarkood aad aragto haweeneey aanan kala aqoon sida iyo meesha ay wax ka socdaan… waxaan ula jeedaa dareeka ma wax la sameeyaa mise waa wax Eebe qofka uu galad ahaan u siiyo?
su’aashaas ayaan isweydiiyay waqti dheer...
Jan. 11 | Waxaan shaki ku jirin in aanu ninku wax dhibaato jireed ah kala kulmeynin bekra-jebina habeenka aqalgalka, ha yeeshee waxa uu la kulmaa dhibaatooyin nafsiyadeed oo kaga yimaada dhanka xabiibtiisa kasoo tagtay gurigii waalidkeed ay ku noolayd laga soo...
Jan. 11 | Qubarada Jaamada Boston University ee dalka America ayaa shaaca ka qaaday markii ugu horeysay in ay Tomato ama Yaanyada ay ka qeyb qaadato kacsiga gaar ahaan dhanka Dumarka.
Inkastoo dumarka ay aad u isticmaalaan Yaanyada hada ma ogo sirta dhabta ah ee...
Jan. 11 | Cilmi baaris qota dheer oo ay in muda ah waday Shabakada Badweyn ayaa lagu soo ogaaday baahida baaxada weyn oo ay u baahanyihiin haweenka taa oo ka daboolan inta badan waxa ay wax la wadaagaan ee ah raga.
90% haweenka waa kuwa ka xishooda raga ha qaba...
Jan. 11 | Inkastoo ruux bini’aadamka uu caada ahaan 24-kii saac uu seexdo dhowr jeer hadana waxa ay ku kala gadisanyihin dadka muuqaalo iyo sheekooyin xiliyada gaar ay galaan.
Quurada waxa ay ka mid tahay waxyaabaha qof walba ka imaan karta xili walba ayadoon...
Jan. 11 | Inkastoo Dareenka Aadmiga la sheego in uu yahay midka ugu qiimaha badan balse hadana waa mid sii waari kara mar hadii labada dhinac ay yihin kuwa ka wada siman dhanka caqli si ay horay ugu sii wadaan waxaana qoraalkaan ku bayaanin doonaanaa macaansigaasi...
Jan. 9 | Inkastoo Shiirka uu yahay dabeecad ama shey dabiici ah oo inta badan kasoo go’ shey walba oo noola ah hadana waxaa la ogaaday midka ka yimaada Raga xiliyada qaarkood in uu kaalin lixaad leh ka qaato in kor uu usii qaado dareenka iyo macaansiga xubinta...
Jan. 9 | Haweenka ku nool aduunka ayaa inta badan waxa ay yihiin kuwa ku kala maseera goob walba oo ay iskugu imaadaan waxa ayna taas daliil u noqotay xidhiidhka dhow ee haweenka isku keena hadana kala firdhiya.
Gaar ahaan hadii qofka dumarka aysan laheyn waxa...
Jan. 1 | Gabdho badan ayaa ku cayaara xubintooda taranka xiliyada ay saaxibkooda taleefanka kula hadalayaan ama qaarkooda daawada filimada xun iyaga oo markaas fartooda dhexe ku daliiga kintirka .
Waxa ayna taasi keeneysa in shahwadooda kacdo ayna farta dhexe...
Jan. 1 | WAX KA BARO GALMADA HAWEENKA JECEL YAHIIN 70% DARAASAAD
Afti la sameeyay ayaa lagu sheegay in 70% haweenka aysan helin macanka gariirka galmada taasina ay sabab u tahay iyadoo ninka uusan sameyn gogol xaar bashaal ah oo ku filan gabarta si dareemaheda...
Jan. 1 | Rag badan ayaa ka sheegta kacsi la`aan ay kala kulmaan lamaanayaashooda taasi oo ku reebta niyad jab , hadaba maxaa u sabab ah kacsi la`aanta haweenka .
Hadaba sedex qeyb ayaan u kala qaadeynaa , qeybta koowaad haweeneyda ayuu la xariira midda labaad...
Jan. 1 | Dumarka intooda badan waxaa u yimaada dareenk iyo kacsi xad-dhaaf ah marka ay ka meydhaan caadada iyo maalmo ka hor xilliga uu ku dhici rabo.
Haweeneyda waxay dareemeysaa baahi xad-dhaaf ah, haddii ay xaas tahay way wanaagsan tahay, oo baahideeda xal...
Jan. 1 | Dumarku way ku kala duwan yihiin meelaha ay ka kacsadaan, sida la ogyahay jirka naagta oo dhan waa meel kacsi laga keeni karo, adiga ayaa lagaa rabaa inaad dareento xaaskaaga meesha ay ugu daran tahay meelaha ugu muhimsan waa
1- kintirka
2- naasaha ibtooda
3-...
Jan. 1 | Rag badan ayaa sheegta geed yari waxey u maleyaan in aysan naag qancin karin marka xaqiiida taasi ma aha.
Malabyarooga raga ma ahan dheraado ame gaabnaado shaqo kuma laha raaxada galmada waxeyna muhiimsan kaliya inuu aad u kaco oo aadkaado.
sida lo ogyahe...