woodda aad ku gaadhi karto farxaddu waxay xidhiidh dhow la leedahay sida wanaagsan ama xun ee aad u aragtid nolosha. Sadaradan hoose waxn kuguso bandhigi doonaa buugag caan ah oy waajib tahy inad akhriso siday isu beddelsho aragtidaada nolosha oo ku raaxaysatid farxad iyo xasillooni nafsi ah.


Buugga Koowaad: the art of happiness فنالسعاده


Buugan waxa iska leh qoraaga Howard Cutler oo uu kaga hadlay muhiimada farxadu u leedahay nolosha aadamaha,  iyo sida loo raadiyo, waxa kale oo uu cadeeyay in dariiqa farxadu tahay wado fudud oo gaaban oo  lagu gaadhi karo dhib la’aan markuu qofku ku adkaysto.(7 kitaab akhriso siday noloshadu isu badasho )


Buuga labaad : Waxyi الوحي


Saleh bin Mohammed Al-Khuzaim

Buugani waxa uu soo bandhigayaa sheekooyin dhab ah oo dhiiri galinaya dad waaweyn oo wax badan ku soo kordhiyey aduunka, waxa ugu muhiimsan ee buugan ku jira maaha oo kaliya inu ka waramayo sheekadooda guusha, balse waxa uu ka hadlayaa: Sidee bay u sameeyeen? Sababihii guushaas keenay iyo caqabadaha ay la kulmeen. Buuggaan waxa aad ka helaysaa qosol, ilmayn, xanuun iyo rajo, buuggu waxa uu kugu riixayaa yididiilo, waxana uu kugu dhiirigalinayaa dedaalka aad ku gaadhi karto riyadaada.

.(7 kitaab akhriso siday noloshadu isu badasho )


Buugga Saddexaad: Ogow sheekadaada oo mustaqbalkaaga qaabee(know your story and shape your future)




Qoraagu buugan waxa uu isku dayayaa in uu qofka ka caawiyo in uu is badalo oo uu si fiican u garto naftisa , waayo qofka naftiisa garan kara waxa uu ku guulaysta in uu aqoonsado wax kasta oo ka farxiya kana murugaysiya, si uu kor ugu qaado awooda uu u leeyahay in uu wax ka badalo noloshiisa. isagoo samaynaya waxyaabo fudud


Buugga Afaraad: Tartanka boqolka sano

The hundred year marathon 

.(7 kitaab akhriso siday noloshadu isu badasho )


Buuggani waxa uu ujeedadiisu tahay in uu diiradda saaro fikraddahA aasaasiga ah si faahfaahsan na u soo bandhigo, waxa kale oo uu qoraagu diiradda saaray isku dayo badan oo uu Shiinuhu sameeyay si uu u gaadho dhammaan horumarkan uu manta gaadhy iyo in uu ka mid noqdo waddamada ugu awoodda badan adduunka, waxana uu si faahfaahsan u sharraxay. wax kasta oo uu Shiinuhu sameeyay si uu yoolkiisa u gaadho.


 

.(7 kitaab akhriso siday noloshadu isu badasho )


Buugga Shanaad: Sirta( the secret)




Buuga sirta ahi waxa uu ka mid yahay buugaagta loogu iibsiga badan yahay caalamka, kaas oo ka qayb qaatay wax ka bedelka nolosha dad badan oo rajo beel iyo niyad jab la ildarnaa , sababtoo ah buugani waxa uu ku guulaystay in maskaxda bini’aadamka uu ku beero fikradaha togan iyo in laga takhaluso dhammaan fikradaha xun xun si kedis ah oo degdeg ah.


Buugga Lixaad: the  Seliten prophecy 


Waa buug ka mid ah buugaagta muhiimka ah ee qofka ka caawiya in uu noloshiisa si sax ah u ogaado una dhaqaajiyo dhinaca wanaagsan, isago oo soo bandhigaya sagaal caqiido oo ka qayb qaata dhiirigelinta dadka,waxanu qoraagu sagaalkaas caqiido buugga ugu soo bandhigay qaab xiiso iyo . .



Buuga todobaad: Sida loo kasbado asxaabta, dadkana loo saameeyo

Dale Carnegie


Buugga How to Win Friends and Influence People waa mid ka mid ah kuwa ugu iibka badan adduunka, waxa laga iibiyey in ka badan 17 milyan oo nuqul , waxaana lagu turjumay luqado badan, fikradda ugu weyn ee buuggu ku wareegsan yahay ayaa ah sida loo sameeyo,kasbado saaxiibo xagga aragtida casriga ah ee cilmi-nafsiga


Waxaa jira lix siyaabood oo dadku kugu jecelaan karaan


-Dadka daryeel 

- dhoola cadee 🙂

-Noqo dhegeyste wanaagsan,

-Ka hadal waxyaalaha ay dadku daneeyaan

-Dadka dareensii inay muhiim yihiin

d


.(7 kitaab akhriso siday noloshadu isu badasho )

Post a Comment

Previous Post Next Post